Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

111) Future Tense - List of Future Actions

Click to choose another topic
Amharic

እኔ ነገ ጧት እነሳለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan toosi doonaa barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ወደ ፈጣሪ እፀልያለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan u tukan doonaa Eebbe barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ፊቴን እታጠባለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaam maydhan doonaa wajiga barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ስፖርት እሰራለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan samayn doonaa jimicsi barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ገላየን እታጠባለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan maydhan doona jidhka barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ቁርሴን እበላለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan cuni doonaa qureec barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ሬዲዮ አዳምጣለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan dhegaysan doonaa idaacadda barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ጧት ወደ ስራ እሄዳለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan tagi doonaa shaqada barri aroortii.

Amharic

እኔ ነገ ምሽት ወደ ቤቴ እመለሳለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan ku soo noqon doonaa guriga barri fiidkii.

Amharic

እኔ ነገ ምሽት እራት እሰራለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan samayn doonaa casho barri fiidkii.

Amharic

እኔ ነገ ምሽት ለትንሽ ጊዜ ቴሌቪዥን አመለከታለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan daawan doonaa muuq baahiye wakhti kamid ah habeen danbe fiidkii.

Amharic

እኔ ነገ ማታ እተኛለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan seexan doonaa habeen danbe.

Amharic

እኔ ነገ ልብሴን አጥባለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan dhaqi doonaa dharkayga barri.

Amharic

እኔ ነገ ቤቴን አፀዳለሁ፡፡

Somali

Anigu waxaan nadiifin doonaa gurigayga barri.