Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

117) Take – Verb Form in Present Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየወሰድኩ አይደለም፡፡

Somali

Anigu ma qaadayo.

Amharic

እኛ እየወሰድን አይደለም፡፡

Somali

Innagu ma qaadayno.

Amharic

አንተ እየወሰድክ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma qaadaysid.

Amharic

አንቺ እየወሰድሽ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma qaadaysid.

Amharic

እሷ እየወሰደች አይደለም፡፡

Somali

Iyadu ma qaadayso.

Amharic

እናንተ እየወሰዳችሁ አይደለም፡፡

Somali

Idinku ma qaadaysaan.

Amharic

እሱ እየወሰደ አይደለም፡፡

Somali

Isagu ma qaadayo.

Amharic

እነሱ እየወሰዱ አይደለም፡፡

Somali

Iyagu ma qaadayaan.