Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

118) Take – Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየወሰድኩ ነበር፡፡

Somali

Anigu waan qaadayay.

Amharic

እኛ እየወሰድን ነበር፡፡

Somali

Innagu waynu qaadaynay.

Amharic

አንተ እየወሰድክ ነበር፡፡

Somali

Adigu waad qaadaysay.

Amharic

አንቺ እየወሰድሽ ነበር፡፡

Somali

Adigu waad qaadaysay.

Amharic

እሷ እየወሰደች ነበር፡፡

Somali

Iyadu way qaadaysay.

Amharic

እናንተ እየወሰዳችሁ ነበር፡፡

Somali

Idinku waad qaadayseen.

Amharic

እሱ እየወሰደ ነበር፡፡

Somali

Isagu wuu qaadayay.

Amharic

እነሱ እየወሰዱ ነበር፡፡

Somali

Iyagu way qaadayeen.