Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

127) Give - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየሰጠሁ አልነበረም፡፡

Somali

Anigu maan siinayn.

Amharic

እኛ እየሰጠን አልነበረም፡፡

Somali

Innagu maynaan siinayn.

Amharic

አንተ እየሰጠህ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad siinayn.

Amharic

አንቺ እየሰጠሽ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad siinayn.

Amharic

እሷ እየሰጠች አልነበረም፡፡

Somali

Iyadu may siinayn.

Amharic

እናንተ እየሰጣችሁ አልነበረም፡፡

Somali

Idinku maydaan siinayn.

Amharic

እሱ እየሰጠ አልነበረም፡፡

Somali

Isagu muu siinayn.

Amharic

እነሱ እየሰጡ አልነበረም፡፡

Somali

Iyagu may siinayn.