Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

133) Write -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየጻፍኩ አይደለም፡፡

Somali

Anigu ma qorayo.

Amharic

እኛ እየጻፍን አይደለም፡፡

Somali

Innagu ma qorayno.

Amharic

አንተ እየጻፍክ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma qoraysid.

Amharic

አንቺ እየጻፍሽ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma qoraysid.

Amharic

እሷ እየጻፈች አይደለም፡፡

Somali

Iyadu ma qorayso.

Amharic

እናንተ እየጻፋችሁ አይደለም፡፡

Somali

Idinku ma qoraysaan.

Amharic

እሱ እየጻፈ አይደለም፡፡

Somali

Isagu ma qorayo.

Amharic

እነሱ እየጻፉ አይደለም፡፡

Somali

Iyagu ma qorayaan.