Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

135) Write - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየጻፍኩ አልነበረም፡፡

Somali

Anigu maan qorayn.

Amharic

እኛ እየጻፍን አልነበረም፡፡

Somali

Innagu maynaan qorayn.

Amharic

አንተ እየጻፍክ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad qorayn.

Amharic

አንቺ እየጻፍሽ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad qorayn.

Amharic

እሷ እየጻፈች አልነበረም፡፡

Somali

Iyadu may qorayn.

Amharic

እናንተ እየጻፋችሁ አልነበረም፡፡

Somali

Idinku maydaan qorayn.

Amharic

እሱ እየጻፈ አልነበረም፡፡

Somali

Isagu muu qorayn.

Amharic

እነሱ እየጻፉ አልነበረም፡፡

Somali

Iyagu may qorayn.