Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

142) Listen -Verb Form in Past Continuous - Affirmative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እያዳመጥኩ ነበር፡፡

Somali

Anigu waan dhageysanayay.

Amharic

እኛ እያዳመጥን ነበር፡፡

Somali

Innagu waan dhageysanaynay.

Amharic

አንተ እያዳመጥክ ነበር፡፡

Somali

Adigu waad dhageysanaysay.

Amharic

አንቺ እያዳመጥሽ ነበር፡፡

Somali

Adigu waad dhageysanaysay.

Amharic

እሷ እያዳመጠች ነበር፡፡

Somali

Iyadu way dhageysanaysay.

Amharic

እናንተ እያዳመጣችሁ ነበር፡፡

Somali

Idinku waad dhageysanayseen.

Amharic

እሱ እያዳመጠ ነበር፡፡

Somali

Isagu wuu dhageysanayay.

Amharic

እነሱ እያዳመጡ ነበር፡፡

Somali

Iyagu way dhageysanayeen.