Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

173) Play -Verb Form in Present Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እየተጫወትኩ አይደለም፡፡

Somali

Anigu ma ciyaarayo.

Amharic

እኛ እየተጫወትን አይደለም፡፡

Somali

Innagu ma ciyaaraynno.

Amharic

አንተ እየተጫወትክ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma ciyaaraysid.

Amharic

አንቺ እየተጫወትሽ አይደለም፡፡

Somali

Adigu ma ciyaaraysid.

Amharic

እሷ እየተጫወተች አይደለም፡፡

Somali

Iyadu ma ciyaarayso.

Amharic

እናንተ እየተጫወታችሁ አይደለም፡፡

Somali

Idinku ma ciyaaraysaan.

Amharic

እሱ እየተጫወተ አይደለም፡፡

Somali

Isagu ma ciyaarayo.

Amharic

እነሱ እየተጫወቱ አይደለም፡፡

Somali

Iyagu ma ciyaarayaan.