Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

186) Sell - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ ሸጥኩ፡፡

Somali

Anigu waan iibiyey.

Amharic

እኛ ሸጥን፡፡

Somali

Innagu waan iibinnay.

Amharic

አንተ ሸጥክ፡፡

Somali

Adigu waad iibisay.

Amharic

አንቺ ሸጥሽ፡፡

Somali

Adigu waad iibisay.

Amharic

እሷ ሸጠች፡፡

Somali

Iyadu way iibisay.

Amharic

እናንተ ሸጣችሁ፡፡

Somali

Idinku waad iibiseen.

Amharic

እሱ ሸጠ፡፡

Somali

Isagu wuu iibiyey.

Amharic

እነሱ ሸጡ፡፡

Somali

Iyagu way iibiyeen.