Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
ተማሪው ክፍል ውስጥ ነው፡፡
Ardaygu fasalka ayuu ku jiraa.
እሱ ወጥቷል፡፡
Isagu wuu baxay.
እሱ ቢሮ ውስጥ ነው፡፡
Isagu xafiiska ayuu ku jiraa.
እሱ ከቢሮ ውጭ ነው፡፡
Isagu xafiiska wuu ka baxsan yahay.
ከ 30 ዲግሪ ሴንቲ ግሬድ በላይ ነው፡፡
Wuxuu ka korreeyaa 30 qiyaasta heerkulka.
ከ 30 ዲግሪ ሴንቲግሬድ በታች ነው፡፡
Wuxuu ka hooseeyaa 30 qiyaasta heerkulka.
መፅሓፉ ከጠረጴዛው ሥር ነው፡፡
Buuggu miiska ayuu hoos yaallaa.
መፅሓፉ ከጠረጴዛዉ ላይ ነው፡፡
Buuggu miiska ayuu kor yaallaa.
ከቤተክርስቲያኑ ጀርባ
Kaniisadda gadaasheeda.
ከቤተክርስቲያኑ ፊት ለፊት
Kasoo horjeedka kaniisadda.
ከባንክ ቤት ፊት ለፊት
Kasoo horjeedka bangiga.
እሱ ከእኔ ቀጥሎ ነው፡፡
Isagu aniga ayuu igu xigaa.
የኢትዮጵያ ካርታ
Khariiradda Itoobiya.
እሱ ከህንድ መጣ፡፡
Isagu Hindiya ayuu ka yimid.
እሱ ወደ ቢሮ ሄደ፡፡
Isagu xafiika ayuu aaday.
እሱ መናኸሪያ አከባቢ ነው፡፡
Isagu wuxuu joogaa agagaarka istaanka basaska.
እኔ ከጓደኛዬ ጋር ነኝ፡፡
Anigu saaxiibkay baan la joogaa.