Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

262) Talking about Restaurant

Click to choose another topic
Amharic

አስተናጋጅ፡- ጤና ይስጥልኝ፣ ምን ልታዘዝ?

Somali

Mudalab: Haye, maxaad jeclaan lahayd in aan kuu keeno?

Amharic

ደንበኛ፡- ፔፕሲ እፈልጋለሁ፡፡

Somali

Macmiil: Waxaan jeclaan lahaa in aad ii keento Pepsi.

Amharic

አስተናጋጅ፡-ጤና ይስጥልኝ፣ ምን ልታዘዝ?

Somali

Mudalab: Haye, maxaan kuu keenaa?

Amharic

ደንበኛ፡- እባክህ፣ ሚሪንዳ ስጠኝ፡፡

Somali

Macmiil: Marinda ii keen fadlan.

Amharic

አስተናጋጅ፡- ጤና ይስጥልኝ፣ የሚበላ ነገር ይፈልጋሉ?

Somali

Mudalab: Maxaad jeclaan lahayd inaad cunto?

Amharic

ደንበኛ፡- ፒዛ እፈልጋለሁ፡፡

Somali

Macmiil: Fadlan, pizza.

Amharic

አስተናጋጅ፡- ጤና ይስጥልኝ፣ የሚጠጣ ነገር ምን ይፈልጋሉ?

Somali

Mudalab: Haye, maxaad jeclaan lahayd inaad cabto?

Amharic

ደንበኛ፡- ቡና ታመጣልኝ/ጪልኝ፡፡

Somali

Macmiil: Fadlan, koob bun ah.

Amharic

ደንበኛ፡- ሒሳብ ስንት ነው?

Somali

Macmiil: Waa immisa qiimuhu?

Amharic

አስተናጋጅ፡-መቶ ብር ነው፡፡

Somali

Mudalab: Waa 100 Birr.