Amharic እንደምን አደርክ/ሽ?/ እንደምን ዋልክ/ሽ? እንደምን አመሸህ/ሽ? Somali Subax wanaagsan. Galab wanaagsan. Fiid wanaagsan.
Amharic ከክፍሉ የፈተና ውጤትህ/ሽ እጅግ ከፍተኛ ስለሆነ እንኳን ደስ አለህ/ሽ ማለት እፈልጋለሁ፡፡ Somali Waxaan jeclaan lahaa inaan kuu hambalyeeyo. Adigaa ugu dhibco sarreeya fasalka.
Amharic እንኳን ደስ አለህ/ሽ! ደስ ብሎኛል፡፡ ውጤትህ/ሽ እጅግ በጣም ከፍትኛ ነው! Somali Hambalyo! Anigu waxaan ku faraxsanahay in natiijadaadu ugu wanaagsan tahay.
Amharic እጅግ ከፍትኛ ውጤት ስላመጣህ/ሽ እንኳን ደስ አለህ/ሽ ልበልህ/ሽ፡፡ Somali Waxaan kuugu hambalyaynayaa natiijadaada wanaagsan.
Amharic መጥፎ ሀሳብ አይደለም፣ ግን በሌላ ጊዜ ብናየው፡፡ Somali Ma aha fikrad xun, laakiin mar kale ayay ku habboon tahay.
Amharic እባክህ፣ መጽሓፍህን/ሽን ስለ ጣልኩብህ/ብሽ ይቅርታ አድርግልኝ/ጊልኝ፡፡ Somali Fadlan, waxaan jeclaan lahaa inaan kaa raalligaliyo buuggaagii aan lumiyay.
Amharic ይቅርታ እመቤቴ! በጣም ቅርብ ፖስታ ቤት የቱጋ ነው? Somali Iga raalli noqo marwo, xaggee buu ku yaal xafiiska boostada ee ugu dhaw?
Amharic እባክህ/ሽ፣ አሁን የተናገርከውን/ሺውን ልታስርዳኝ/ጂኝ ትችላልህ/ያለሽ? Somali Ma ii sharrixi kartaa waxaad hadda tidhi fadlan?
Amharic እስክሪብቶህን/ሽን ለጥቂት ጊዜ ታውሰኛለህ/ሺኛለሽ? እሺ፡፡ ይሄው፡፡ Somali Ma ii dhiibi kartaa qalinkaaga hal daqiiqo? - Hubaal. Hoo waa kane.
Amharic እባክህ/ሽ፣ አትጩህ/ሂ፡፡ (አታውራ/ሪ፣ አታልቅስ/ሽ፣ ወዘተ.) Somali Fadlan, jooji qaylada.( jooji hadalka, oohinta, iwm).
Amharic የማትፈልገውን ነገር ለማስቆም መጠየቅ Somali Ka codsasho in uu joojiyo markaanad ka helin qof waxa uu samaynayo.
Amharic ንግግርህን/ሽን አርም/ሚ፡፡ / አፍክን ጠብቅ/ቂ፡፡ / አንደበትክን/ሽን ቆጥብ/ቢ፡፡ Somali Carrabkaaga ilaasho/ Afkaaga ilaasho/ Hadalkaaga ilaasho.
Amharic አንተን/ቺን ቢያደርገኝ፣ ኢትዮጵያ እሄድ ነበር፡፡ Somali Haddii aan anigu adiga ku ahaan lahaa, waxaan tagi lahaa Itoobiya.
Amharic በጣም አምሮብሃል/ሻል፡፡ በጣም አምረሃል/ሻል፡፡ Somali Waxaad u muuqataa mid bilan / waxaad u muuqataa mid cajiib ah.
Amharic ይቅርታ፡፡ እኔ ዛሬ ማታ(ነገ/ቅዳሜ) ስራ አለብኝ፡፡ Somali Waan ka xumahay. Waan mashquulsanahay caawa (barri; Sabtida).