Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

274) Reading and telling times

Click to choose another topic
Amharic

ስድስት ሰዓት

Somali

Lix saacadood.

Amharic

ስድስት ከአስር

Somali

Lixdii iyo toban daqiiqadood.

Amharic

ስድስት ከሩብ

Somali

Lixdii iyo rubuc.

Amharic

ስድስት ተኩል

Somali

Lixidii iyo badhki.

Amharic

ለሰባት እሩብ ጉዳይ

Somali

Todobadii oo rubuc la'a

Amharic

ለሰባት አስር ጉዳይ

Somali

Todobadi oo toban la'a

Amharic

ሰባት ሰዓት

Somali

Todobadii

Amharic

ልጅ፡- እናቴ፣ አሁን ስንት ሰዓት ነው?

Somali

Gabadh: hooyo saacaddu waa imisadii?

Amharic

እናት፡- ስድስት ተኩል ነው፡፡

Somali

Hooyo : waa lixdii iyo badhkii.

Amharic

ልጅ፡- እናቴ አመሰግናለሁ፡፡

Somali

Gabadh: hooyo waad mahadsantahay.

Amharic

እናት፡- ትምህርት በስንት ሰዓት ነው?

Somali

Hooyo: goormaad fasalka gali doonta?

Amharic

ልጅ፡- ለስድስት እሩብ ጉዳይ ላይ፡፡

Somali

Gabadh: lixida oo rubuc la'a.

Amharic

እናት፡- ገና አርባ አምስት ደቂቃ አለሽ፡፡

Somali

Hooyo: wali waxaad haysata shan iyo afartan daqiiqadood.