Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
እኔ ጋዜጣ እያነበብኩ ነው፡፡
Anigu waxaan akhrinayaa wargeys.
እኛ ጋዜጣ እያነበብን ነው፡፡
Innagu waxaan akhrinaynaa wargeys.
አንተ ጋዜጣ እያነበብክ ነው፡፡
Adigu waxaad akhrinaysaa wargeys.
አንቺ ጋዜጣ እያነበብሽ ነው፡፡
እሷ ጋዜጣ እያነበበች ነው፡፡
Iyadu waxay akhrinaysaa wargeys.
እናንተ ጋዜጣ እያነበባችሁ ነው፡፡
Idinku waxaad akhrinaysaan wargeys.
እሱ ጋዜጣ እያነበበ ነው፡፡
Isagu wuxuu akhrinayaa wargeys.
እነሱ ጋዜጣ እያነበቡ ነው፡፡
Iyagu waxay akhrinayaan wargeys.