Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
እኔ እስክርቢቶ አለኝ፡፡
Anigu waxaan haystaa qalin.
እኛ እስክርቢቶ አለን፡፡
Innagu waxaan haysanaa qalin.
አንተ እስክርቢቶ አለህ፡፡
Adigu waxaad haysataa qalin.
አንቺ እስክርቢቶ አለሽ፡፡
እሷ እስክርቢቶ አላት፡፡
Iyadu waxay haysataa qalin.
እናንተ እስክርቢቶ አላችሁ፡፡
Idinku waxaad haysataan qalin.
እሱ እስክርቢቶ አለው፡፡
Isagu wuxuu haystaa qalin.
እነሱ እስክርቢቶ አላቸው፡፡
Iyagu waxay haystaan qalin.