Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
እኔ ነገ ጋዜጣ አነባለሁ፡፡
Anigu berri waxaan akhriyi doonaa wargeys.
እኛ ነገ ጋዜጣ እናነባለን፡፡
አንተ ነገ ጋዜጣ ታነባለህ፡፡
Adigu berri waxaad akhriyi doontaa wargeys.
አንቺ ነገ ጋዜጣ ታነቢያለሽ፡፡
እሷ ነገ ጋዜጣ ታነባለች፡፡
Iyadu berri waxay akhriyi doontaa wargeys.
እናንተ ነገ ጋዜጣ ታነባላችሁ፡፡
Idinku berri waxaad akhriyi doontaan wargeys.
እሱ ነገ ጋዜጣ ያነባል፡፡
Isagu berri wuxuu akhriyi doonaa wargeys.
እነሱ ነገ ጋዜጣ ያነባሉ፡፡
Iyagu berri waxay akhriyi doonaan wargeys.