Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

44) Helping Verbs - Can, Must, Shall and Should

Click to choose another topic
Amharic

እኔ አማርኛ መናገር እችላለሁ፡፡

Somali

Anigu waan ku hadli karaa Af-amxaarka.

Amharic

እሱ መኪና መንዳት ይችላል፡፡

Somali

Isagu wuu wadi karaa gaadhi.

Amharic

መሄድ አለብኝ፡፡

Somali

Anigu waa inaan tago.

Amharic

መምጣት አለብኝ፡፡

Somali

Anigu waa inaan imaado.

Amharic

(እኔ) ልምጣ?

Somali

Miyaan imaadaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልሂድ?

Somali

Miyaan tagaa anigu?

Amharic

(እኔ) ላምጣ?

Somali

Miyaan keenaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልስጥ?

Somali

Miyaan siiyaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልውሰድ?

Somali

Miyaan qaataa anigu?

Amharic

(እኔ) ልጠጣ?

Somali

Miyaan cabbaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልግዛ?

Somali

Miyaan soo iibsadaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልሽጥ?

Somali

Miyaan iibiyaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልደውል?

Somali

Miyaan wacaa anigu?

Amharic

(እኔ) ልሞክር?

Somali

Miyaan isku dayaa anigu?

Amharic

(አንተ) ሲጋራ ማጨስ ማቆም አለብህ፡፡

Somali

Waa in aad joojisaa Cabidda sigaarka.

Amharic

(አንተ) ታላላቆችን ማክበር ይገባሀል፡፡

Somali

Waa in aad ixtiraamtaa dadka waaweyn.