Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

48) Present Tense - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ በየቀኑ ጋዜጣ አላነብም፡፡

Somali

Anigu maalin walba ma akhriyo wargeys.

Amharic

እኛ በየቀኑ ጋዜጣ አናነብም፡፡

Somali

Innagu maalin walba ma akhrinno wargeys.

Amharic

አንተ በየቀኑ ጋዜጣ አታነብም፡፡

Somali

Adigu maalin walba ma akhridid wargeys.

Amharic

አንቺ በየቀኑ ጋዜጣ አታነቢም፡፡

Somali

Adigu maalin walba ma akhridid wargeys.

Amharic

እሷ በየቀኑ ጋዜጣ አታነብም፡፡

Somali

Iyadu maalin walba ma akhrido wargeys.

Amharic

እናንተ በየቀኑ ጋዜጣ አታነቡም፡፡

Somali

Idinku maalin walba ma akhridaan wargeys.

Amharic

እሱ በየቀኑ ጋዜጣ አያነብም፡፡

Somali

Isagu maalin walba ma akhriyo wargeys.

Amharic

እነሱ በየቀኑ ጋዜጣ አያነቡም፡፡

Somali

Iyagu maalin walba ma akhriyaan wargeys.