Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
እኔ ጋዜጣ እያነበብኩ ነበር፡፡
Anigu waxaan akhrinayay wargeys.
እኛ ጋዜጣ እያነበብን ነበር፡፡
Innagu waxaan akhrinaynay wargeys.
አንተ ጋዜጣ እያነበብክ ነበር፡፡
Adigu waxaad akhrinaysay wargeys.
አንቺ ጋዜጣ እያነበብሽ ነበር፡፡
እሷ ጋዜጣ እያነበበች ነበር፡፡
Iyadu waxay akhrinaysay wargeys.
እናንተ ጋዜጣ እያነበባችሁ ነበር፡፡
Idinku waxaad akhrinayseen wargeys.
እሱ ጋዜጣ እያነበበ ነበር፡፡
Isagu wuxuu akhrinayay wargeys .
እነሱ ጋዜጣ እያነበቡ ነበር፡፡
Iyagu waxay akhrinayeen wargeys .