Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

110) Future Tense - Question Words

Click to choose another topic
English

Will you (m) read?

Somali

Miyaad akhrin doontaa adigu?

English

Yes, I will read.

Somali

Haa, anigu waan akhrin doonaa.

English

What will you (m) read?

Somali

Maxaad adigu akhrin doontaa?

English

I will read news paper.

Somali

Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska.

English

Which news paper will you (m) read?

Somali

Wargeyskeed adigu akhrin doontaa?

English

I will read Addis Zeman news paper.

Somali

Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska Addis Zeman.

English

When will you (m) read news paper?

Somali

Goormaad adigu akhrin doontaa wargeyska?

English

I will read news paper tomorrow.

Somali

Anigu waxaan akhrin doonaa wargeyska barri.

English

Where you (m) will read news paper?

Somali

Xageed adigu ku akhrin doontaa wargeyska?

English

I will read newspaper at my home.

Somali

Anigu waxaan ku akhrin doonaa wargeyska gurigayga.

English

Why will you (m) read news paper?

Somali

Sababtee baad adigu u akhrin doontaa wargeyska?

English

I will read newspaper for information.

Somali

Anigu waxaan u akhrin doonaa wargeyska xog helid.

English

Who will you (m) read news paper with?

Somali

Ayaad adigu la akhrin doontaa wargeyska?

English

I will read news paper with my friends.

Somali

Anigu waxaan la akhrin doonaa wargeyska saaxiibaday.

English

How will you (m) read news paper?

Somali

Sidee baad adigu u akhrin doontaa wargeyska?

English

I will read news paper slowly.

Somali

Anigu waxaan u akhrin doonaa wargeyska si deggan.