English I will pray to God tomorrow morning. Somali Anigu waxaan u tukan doonaa Eebbe barri aroortii.
English I will wash my face tomorrow morning. Somali Anigu waxaam maydhan doonaa wajiga barri aroortii.
English I will do exercise tomorrow morning. Somali Anigu waxaan samayn doonaa jimicsi barri aroortii.
English I will have /take bath/ shower tomorrow morning. Somali Anigu waxaan maydhan doona jidhka barri aroortii.
English I will have/eat breakfast tomorrow morning. Somali Anigu waxaan cuni doonaa qureec barri aroortii.
English I will listen to the radio tomorrow morning. Somali Anigu waxaan dhegaysan doonaa idaacadda barri aroortii.
English I will come back home tomorrow evening. Somali Anigu waxaan ku soo noqon doonaa guriga barri fiidkii.
English I will watch television for some time tomorrow evening. Somali Anigu waxaan daawan doonaa muuq baahiye wakhti kamid ah habeen danbe fiidkii.