Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

114) Take - Verb Form in Past Tense - Affirmative Form

Click to choose another topic
English

I took.

Somali

Anigu waan qaaday.

English

We took.

Somali

Innagu waan qaadnay.

English

You(m) took.

Somali

Adigu waad qaadday.

English

You(f) took.

Somali

Adigu waad qaadday.

English

She took.

Somali

Iyadu way qaadday.

English

You(pl) took.

Somali

Idinku waad qaaddeen.

English

He took.

Somali

Isagu wuu qaaday.

English

They took.

Somali

Iyagu way qaadeen.