Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I am taking.
Anigu waan qaadayaa.
We are taking.
Innagu waan qaadaynaa.
You(m) are taking.
Adigu waad qaadaysaa.
You(f) are taking.
She is taking.
Iyadu way qaadaysaa.
You(pl) are taking.
Idinku waad qaadaysaan.
He is taking.
Isagu wuu qaadayaa.
They are taking.
Iyagu way qaadayaan.