Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I am listening.
Anigu waan dhageysanayaa.
We are listening.
Innagu waan dhageysanaynaa.
You (m) are listening.
Adigu waad dhageysanaysaa.
You (f) are listening.
She is listening.
Iyadu way dhageysanaysaa.
You (pl) are listening.
Idinku waad dhageysanaysaan.
He is listening.
Isagu wuu dhageysanayaa.
They are listening.
Iyagu way dhageysanayaan