Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I play.
Anigu waan ciyaaraa.
We play.
Innagu waan ciyaarnaa.
You (m) play.
Adigu waad ciyaartaa.
You (f) play.
She plays.
Iyadu way ciyaartaa.
You (pl) play.
Idinku waad ciyaartaan.
He plays.
Isagu wuu ciyaaraa.
They play.
Iyagu way ciyaaraan.