Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I am playing.
Anigu waan ciyaarayaa.
We are playing.
Innagu waan ciyaaraynaa.
You (m) are playing.
Adigu waad ciyaaraysaa.
You (f) are playing.
She is playing.
Iyadu way ciyaaraysaa.
You (pl) are playing.
Idinku waad ciyaaraysaan.
He is playing.
Isagu wuu ciyaarayaa.
They are playing.
Iyagu way ciyaarayaan.