Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

180) Buy - Verb Form in Present Continuous - Affirmative Form

Click to choose another topic
English

I am buying.

Somali

Anigu waan iibsanayaa.

English

We are buying.

Somali

Innagu waan iibsanaynaa.

English

You(m) are buying.

Somali

Adigu waad iibsanaysaa.

English

You(f) are buying.

Somali

Adigu waad iibsanaysaa.

English

She is buying.

Somali

Iyadu way iibsanaysaa.

English

You(pl) are buying.

Somali

Idinku waad iibsanaysaan.

English

He is buying.

Somali

Isagu wuu iibsanayaa.

English

They are buying.

Somali

Iyagu way iibsanayaan.