Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I am selling.
Anigu waan iibinayaa.
We are selling.
Innagu waan iibinaynaa.
You (m) are selling.
Adigu waad iibinaysaa.
You (f) are selling.
She is selling.
Iyadu way iibinaysaa.
You (pl) are selling.
Idinku waad iibinaysaan.
He is selling.
Isagu wuu iibinayaa.
They are selling.
Iyagu way iibinayaan.