Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I pay.
Anigu waan bixiyaa.
We pay.
Innagu waan bixinnaa.
You (m) pay.
Adigu waad bixisaa.
You (f) pay.
She pays.
Iyadu way bixisaa.
You (pl) pay.
Idinku waad bixisaan.
He pays.
Isagu wuu bixiyaa.
They pay.
Iyagu way bixiyaan.