English They are/were teaching you (m). Somali Iyagu way ku barayaan adiga. /Iyagu way ku barayeen adiga.
English They are/were teaching you (f). Somali Iyagu way ku barayaan adiga. /Iyagu way ku barayeen adiga.
English They are/were teaching you (pl). Somali Iyagu way idin barayaan idinka./Iyagu way idin barayeen adinka.
English They are/were teaching us. Somali Iyagu way na barayaan annaga./Iyagu way na barayeen annaga.