English She is/was teaching you (m). Somali Iyadu way ku baraysaa adiga. / Iyadu way ku baraysay adiga.
English She is/was teaching you (f). Somali Iyadu way ku baraysaa adiga. /Iyadu way ku baraysay adiga.
English She is/was teaching you (pl). Somali Iyadu way idin baraysaa idinka./Iyadu way idin baraysay idinka.