Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

246) S + V + IO - Present and Past Continuous Tenses– You (f) are/were teaching her/him/them/me/us

Click to choose another topic
English

You (f) are/were teaching him.

Somali

Adigu waad baraysaa isaga./Adigu waad baraysay isaga.

English

You (f) are/were teaching her.

Somali

Adigu waad baraysaa iyada./Adigu waad baraysay iyada.

English

You (f) are/were teaching them.

Somali

Adigu waad baraysaa iyaga./Adigu waad baraysay iyaga.

English

You (f) are/were teaching me.

Somali

Adigu waad i baraysaa aniga. /Adigu waad i baraysay aniga.

English

You (f) are/were teaching us.

Somali

Adigu waad na baraysaa annaga. /Adigu waad na baraysay annaga.