English You (pl) are/were teaching him. Somali Idinku waad baraysaan isaga./Idinku waad barayseen isaga.
English You (pl) are/were teaching her. Somali Idinku waad baraysaan iyada./Idinku waad barayseen iyada.
English You (pl) are/were teaching them. Somali Idinku waad baraysaan iyaga./Idinku waad barayseen iyaga.
English You (pl) are/were teaching me. Somali Idinku waad i baraysaan aniga./Idinku waad i barayseen aniga.
English You (pl) are/were teaching us. Somali Idinku waad na baraysaan annaga./Idinku waad na barayseen annaga.