English Waiter: Hello, what would you like to have? Somali Mudalab: Haye, maxaad jeclaan lahayd in aan kuu keeno?
English Customer: I would like to have pepsi. Somali Macmiil: Waxaan jeclaan lahaa in aad ii keento Pepsi.
English Waiter: Hello, what would you like to eat? Somali Mudalab: Maxaad jeclaan lahayd inaad cunto?
English Waiter: Hello, what would you like to drink? Somali Mudalab: Haye, maxaad jeclaan lahayd inaad cabto?