Saying hello.
Salaamaha
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
Saying hello.
Salaamaha
Hello! How are you?
Haye, sidee tahay?
Fine, thanks.
Fiicnaan/ladnaan, mahadsanid.
Hello! How are you doing?
Haye, sidee tahay?
Fine, thanks. And you?
Fiicnaan/ladnaan, mahadsanid. Adiguna?
Hello! It's nice to meet you.
Haye, barasho wanaagsan.
Good morning. Good afternoon. Good evening.
Subax wanaagsan. Galab wanaagsan. Fiid wanaagsan.
Saying good-bye
Nabadgalyeynta
Good-bye!
Nabadgalyo!
Bye!
Nabadeey!
Keep in touch.
Ha lagu helo.
Take care now.
Taxaddar/iska war hay.
See you tomorrow.
Waa inoo barri.
See you.
Is arag danbe.
Good night.
Habeen wanaagsan.
Holiday greetings
Salaamaha ciidaha
Merry Christmas! – The same to you.
Ciid wanaagsan! - Sidoo kale.
Happy New Year! – The same to you.
Sannad wanaagsan! - Sidoo kale.
Have a nice holiday! – The same to you.
Ciid wanaagsan! - Sidoo kale.
Have a nice holiday! – You too.
Ciid wanaagsan! - Si la mid ah.
Birthday greetings
Salaamaha dhalashada
Happy birthday! – Thank you.
Dhalasho wacan! - Mahadsanid.
Happy birthday to you!
Dhalasho wacan!
Congratulations
Hambalyaynta
Congratulations! Your new book is great!
Hambalyo! Wuu wanaagsan yahay buuggaaga cusub!
I'd like to congratulate you. Your test paper is the best in the class.
Waxaan jeclaan lahaa inaan kuu hambalyeeyo. Adigaa ugu dhibco sarreeya fasalka.
My congratulations/! I am glad. Your result is excellent.
Hambalyo! Anigu waxaan ku faraxsanahay in natiijadaadu ugu wanaagsan tahay.
Let me congratulate you on your excellent results.
Waxaan kuugu hambalyaynayaa natiijadaada wanaagsan.
Wishing luck
U rajaynta nasiibka
Good luck!
Nasiib wacan!
Good luck to you!
Nasiib wanaagsan!
Good luck with your new project!
Ha kuu wacnaado mashruucaaga cusub!
I wish you luck in your ventures!
Waxaan kuu rajeynayaa nasiib wacan!
I wish you the best of everything in your life.
Waxaan kuu rajeynayaa noloshaadu iney ku wanagsanaato.
Agreeing, accepting
Guddoomidda (Aqbalaadda)
Yes.
Haa
OK. / All right.
Hagaag./ Waa hagaag.
Of course. / Certainly.
Dabcan./ Hubaal.
Sure.
Hubaal.
No problem.
Dhib male.
With pleasure.
Abshir.
That's a great idea.
Taasi waa fikrad wanaagsan (Hawraarsan).
That's right. / That's true.
Taasi waa sax./ Taasi waa run.
I agree.
Waan kugu raacay.
I agree completely.
Si buuxda ayaan kuugu tageersanahay.
Disagreeing
Diiditaanka
No.
Maya.
Of course not.
Dabcan, maya.
I don't think so.
Uma malaynayo.
It's not a bad idea, but maybe some other time.
Ma aha fikrad xun, laakiin mar kale ayay ku habboon tahay.
That's not exactly true.
Taasi ma aha sida saxda ah.
Asking for help
Waydiisashada caawimaadda
Excuse me, could you help me?
Iga raalli noqo, ma i caawin kartaa?
Excuse me, I need some help.
Iga raalli noqo, waxaan uu baahnahay caawimaad.
Can you help me, please?
Ma i caawin kartaa fadlan?
Could you do me a favor?
Ma ii asxaan fali kartaa?
Offering help
Gacan-siinta
Can I help you?
Ma ku caawin karaa?
Do you need some help?
Ma u baahan tahay caawimaad?
Do you need any help?
Ma u baahan tahay wax caawimaad ah?
Is there anything I can do?
Ma jiraa wax aan kuu samayn karo?
How can I help?
Sideen ku caawin karaa?
Saying thank you
Mahadnaqa
Thank you.
Mahadsanid.
Thank you very much.
Aad iyo aad baad uu mahadsan tahay.
Thanks a lot. (less formal)
Aad baad uu mahadsan tahay.
Thank you for your help.
Waad ku mahadsan tahay caawimaaddaada.
I really appreciate it.
Anigu waan u bogay runtii .
I really appreciate your help.
Anigu runtii waan u boga caawimaaddaada.
You've been a great help.
Adigu waxaad tahay qof kaalmo badan.
Responding to thanks
Mahadcelinta
You are welcome.
Adigaa mudan.
Don't mention it.
Dhib maleh.
Any time.
Wakhti kasta.
That's all right. / It's all right.
Taasi waa sax.
It's OK.
Waa hagaag.
Apologizing
Raalligelinta
I'm very sorry.
Anigu aad ayaan uga xumahay.
Pardon me.
Iigu celi (yaa).
I'm sorry, I'm late.
Waan ka xumahay, waan soo daahay.
I'm sorry. I didn't mean it.
Waan ka xumahay. Ulama jeedin sidaas.
Excuse me, please.
Fadlan, iga raalli noqo.
I'd like to apologize for losing your book. Please.
Fadlan, waxaan jeclaan lahaa inaan kaa raalligaliyo buuggaagii aan lumiyay.
Responses to apologies
Jawaab-celinta raalligalinta
That's all right.
Taasi waa sax.
That's OK. / It's OK.
Waa hagaag.
Don't worry about it.
Ha ka walwalin.
Never mind.
Waxba kama qabo.
Don't mention it.
Dhib ma laha.
Attracting attention
Soo jiidashada dareenka
Excuse me!
Iga raalli noqo!
Excuse me, (is this Piyasa Road?)
Iga raalli noqo, ma wadadii Piyaasaa halkani?
Excuse me, sir, (Could you help me?)
Iga raalli noqo mudane, ma i caawin kartaa?
Excuse me, madam, (Where is the nearest post office?)
Iga raalli noqo marwo, xaggee buu ku yaal xafiiska boostada ee ugu dhaw?
Excuse me, miss, (What time is it?)
Iga raalli noqo marwo, waa immisadii saacaddu?
02:00 AM!
02:00 GH!
Asking to repeat
Dalbashada ku celinta
Excuse me!
Iga raalli noqo!
What did you say?
Maxaa tidhi?
I haven't heard what you said.
Ma maqlayo waxaad aad tidhi.
Could you repeat it, please?
Ma iigu celin kartaa fadlan?
Could you repeat what you just said, please?
Ma ku celin kartaa waxaad tidhi hadda fadlan?
Asking to explain
Faahfaahin waydiinta
I don't understand.
Ma fahmin.
Could you explain it, please?
Ma sharrixi kartaa fadlan?
What does this word mean?
Waa maxay macnaha eraygan?
My English is not very good.
Af-Ingiriisigaygu aad uma fiicna.
Could you explain what you just said, please?
Ma ii sharrixi kartaa waxaad hadda tidhi fadlan?
Saying that you understand
Sheegidda inaad fahantay
I understand. / I understood.
Waan fahmay/ Waan gartay.
I got it.
Waan fahmay.
I see.
Waan fahmay.
What do you mean?
Maxaad ula jeeddaa?
It's clear now.
Hadda way caddahay.
Saying that you don't know
Sheegidda inaadan garanayn
I don't know.
Anigu ma garanayo.
I couldn't say.
Anigu ma odhan karo.
I have no idea.
Anigu waxba kama garanayo.
I wish I knew.
Waxaan filayaa inaan garanayo.
Requests
Codsiyada
Could you help me, please?
Ma i caawin kartaa fadlan?
Could you speak more slowly, please?
Ma u hadli kartaa si deggan fadlan?
Would you mind speaking less loudly?
Maxaad ka qabtaa in aad hoos u hadasho?
Could you lend me fifty birr till Friday, please?
Ma i amaahin kartaa konton Birr ilaa Jimcaha fadlan?
Could I borrow your pen for a minute? – Sure. Here it is.
Ma ii dhiibi kartaa qalinkaaga hal daqiiqo? - Hubaal. Hoo waa kane.
Asking for permission
Fasax waydiisashada
May I come in? Yes, of course.
Ma soo gali kara anigu? Haa, dabcan.
May I use telephone, please?
Ma isticmaali karaa taleefan fadlan?
Would you mind if I borrow your book?
Maxaad ka qabta haddii aan kaa ergisto buuggaaga?
Asking to hurry
Waydiinta degdegsiinyaha
Could you do it a little faster, please?
Ma dedejin kartaa wax yar fadlan?
Please hurry up, or we'll be late.
Fadlan dhaqso, haddii kale waan daahi doonnaa.
Hurry up!
Dhaqso!
Come on, let's go!
Kaalay, ina mari!
Come on!
Kaalay!
Show some speed, will you?
Cagta inoo dedeji, ma samayn kartaa?
Asking to stop
Codsashada joojinta
Please stop shouting. (Stop talking, crying, etc.)
Fadlan, jooji qaylada.( jooji hadalka, oohinta, iwm).
Stop it, please.
Fadlan jooji..
Will you please stop for a minute?
Ma hakin kartaa daqiiqad fadlan?
Wait! / Wait a minute.
Sug! / Sug daqiiqad.
Hold it.
Qunyar/Tartiib.
That's enough.
Intaasaa ku filan.
Asking to stop because you don't like what someone is doing
Ka codsasho in uu joojiyo markaanad ka helin qof waxa uu samaynayo.
Stop it right now!
Jooji hadda!
That's enough!
Intaasaa ku filan!
Stop bothering me!
Dhibka iga daa!
That's it!
Waa sidaas!
Warning
Digniinta
Take care!
Is-ilaali/ iska warhay.
Watch out for that bus!
Iska jir baskaas!
Watch your step.
Tallaabadaada la soco.
Watch those stairs.
Iska ilaali jaranjarada.
Watch your tongue. / Watch your mouth. / Watch your language.
Carrabkaaga ilaasho/ Afkaaga ilaasho/ Hadalkaaga ilaasho.
Be careful.
Taxaddar.
Giving advice
Waanin (Talo bixin)
You should read this book.
Waa in aad akhridaa buuggan.
You should see a doctor.
Waa in aad la kulantaa dhakhtarka.
You'd better to stay in bed for a couple of days.
Waaxa kuu roon in aad nasato laba cisho.
If I were you, I'd go to Ethiopia.
Haddii aan anigu adiga ku ahaan lahaa, waxaan tagi lahaa Itoobiya.
Giving a compliment
Boogaadinta
You look great. / You look wonderful.
Waxaad u muuqataa mid bilan / waxaad u muuqataa mid cajiib ah.
That's a great suit!
Kaasi waa suudh wanaagsan!
I like your new hair style.
Anigu waan ka helay hannaanka cusub ee timahaaga.
You have a very nice house.
Waxaad leedahay guri aad u fiican.
You speak English very well.
Waxaad ugu hadashaa Af-ingiriisiga si aad fiican.
Thank you.
Waad mahadsan tahay.
Thank you very much.
Aad baad uu mahadsan tahay.
Thank you, you are very kind.
Waad mahadsan tahay, adigu aad baad uu naxariis badan tahay.
Invitations
Casuumaadda
I would like to invite you to my birthday party.
Waxaan jeclaan lahaa inaan kugu casuumo xafladda dhalashadeyda.
I would like to invite you to my marriage.
Waxaan jeclaan lahaa inaan kugu casuumo guurkeyga.
Why don't we go to a concert?
Maxaynu u aadi waynay riwaayadda?
Accepting an invitation
Guddoomidda casuumaadda
Thank you for your invitation.
Waad ku mahadsan tahay casuumaddaada.
Thank you. I'd love to.
Waad mahadsan tahay. Waan ka helay.
I'd like that very much.
Anigu aad baan u jeclaan lahaa taas.
With pleasure.
Abshir.
That's a great idea.
Taasi waa fikrad wanaagsan (Hawraarsan).
Declining an invitation
Diididda casuumaadda
Thank you for the invitation, but I can't.
Waad ku mahadsan tahay casuumaaddaada, laakin ma karo.
I can't. I have to study.
Anigu ma karayo. Waa inaan wax bartaa.
I'm sorry. I'm busy tonight (tomorrow; on Saturday).
Waan ka xumahay. Waan mashquulsanahay caawa (barri; Sabtida).
I'd like to, but I'm busy.
Waan jeclaan lahaa, laakiin waan mashquulsanahay.
I wish but I really can't.
Waan jeclaan lahaa laakiin xaqiiqdii ma karayo.