Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
Monday
Isniin
Tuesday
Talaado/Salaasa
Wednesday
Arbaco
Thursday
Khamiis
Friday
Jimce
Saturday
Sabti
Sunday
Axad
January
Dharablay/Janaayo
February
Cirir/Fabraayo
March
Cuur/Maarso
April
Duugato/Abriil
May
Miicaad/May
June
Agaali/Juun
July
Afagaal/Luuliyo
August
Naaf/ ogos
September
Koxdin/Sabteenber
October
Dirir/ Oktoobar
November
Gudba/ Nofeenbar
December
Xoorray/ deseenbar
Winter
Jiilaal
Summer
Xagaa
Autumn
Dayr
Spring
Gu'
Mid summer
Xagaa madoobe
Day/ Date
Maalin/ Dharaar
Week
Todobaad
Month
Bil
Year
Sannad
Decade
Toban sanno
Century
Qarni
Era
Saban,
Time
Xilli, Ammin
Hour
Saacad/Goorsheeg
Minute
Daqiiqad
Second
Il-bidhiqsi
Early morning
Subax hore/ kalahaad
Dawn
Hoos
Morning
Subax/Aroor
Forenoon
Gallin danbe
Evening
fiid-cawl
Night
Habeen
Mid night
Habeen badh/saq dhexe
Noon
Duhur
Sunset
Gabal dhac/ cadceed dhac
Sunrise
Cadceed soo bax
Dark
Mugdi / Gurcud
Bright
Iftiin
Day light
Maalin-cad