Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

312) Subject Pronouns + Had (Positive)

Click to choose another topic
English

I had.

Somali

Anigu waan haystay.

English

We had.

Somali

Innagu waan haysanay.

English

You (m) had.

Somali

Adigu waad haysatay.

English

You (f) had.

Somali

Adigu waad haysatay.

English

She had.

Somali

Iyadu way haysatay.

English

You (pl) had.

Somali

Idinku waad haysateen.

English

He had.

Somali

Isagu wuu haystay.

English

They had.

Somali

Iyagu way haysteen.