Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

39) Subject Pronouns + Had (Positive) - Example

Click to choose another topic
English

I had a pen.

Somali

Anigu waxaan haystay qalin.

English

We had a pen.

Somali

Innagu waxaan haysanay qalin.

English

You (m) had a pen.

Somali

Adigu waxaad haysatay qalin.

English

You (f) had a pen.

Somali

Adigu waxaad haysatay qalin.

English

She had a pen.

Somali

Iyadu waxay haysatay qalin.

English

You (pl) had a pen.

Somali

Idinku waxaad haysateen qalin.

English

He had a pen.

Somali

Isagu wuxuu haystay qalin.

English

They had a pen.

Somali

Iyagu waxay haysteen qalin.