Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I read newspaper every day.
Anigu maalin walba waxaan akhriyaa wargeys.
We read newspaper every day.
Innagu maalin walba waxaan akhrinaa wargeys.
You (m) read newspaper every day.
Adigu maalin walba waxaad akhridaa wargeys.
You (f) read newspaper every day.
She reads newspaper every day.
Iyadu maalin walba waxay akhridaa wargeys.
You (pl) read newspaper every day.
Idinku maalin walba waxaad akhridaan wargeys.
He reads newspaper every day.
Isagu maalin walba wuxuu akhriyaa wargeys.
They read newspaper every day.
Iyagu maalin walba waxay akhriyaan wargeys.