Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
Do I read newspaper every day?
Anigu miyaan maalin walba akhriyaa wargeys?
Do we read newspaper every day?
Innagu miyaan maalin walba akhrinaa wargeys?
Do you (m) read newspaper every day?
Adigu miyaad maalin walba akhridaa wargeys?
Do you (f) read newspaper every day?
Does she read newspaper every day?
Iyadu miyay maalin walba akhridaa wargeys?
Do you (pl) read newspaper every day?
Idinku miyaad maalin walba akhridaan wargeys?
Does he read newspaper every day?
Isagu miyuu maalin walba akhriyaa wargeys?
Do they read newspaper every day?
Iyagu miyay maalin walba akhriyaan wargeys?