Speak with the hearts

Learn Somali

Read English phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

71) Present Continuous Tense - Question Words

Click to choose another topic
English

Are you (m) reading?

Somali

Miyaad akhrinaysaa adigu?

English

Yes, I am reading.

Somali

Haa, anigu waan akhrinayaa.

English

What are you (m) reading?

Somali

Maxaad akhrinaysaa adigu?

English

I am reading news paper.

Somali

Anigu waxaan akhrinayaa wargeys.

English

Which news paper are you (m) reading?

Somali

Wargeyskeed akhrinaysaa adigu?

English

I am reading Addis Zeman news paper.

Somali

Anigu waxaan akhrinayaa wargeyska Adiss Zaman.

English

When are you (m) reading news paper?

Somali

Goormaad akhrinaysaa wargeyska adigu?

English

I am reading news paper now.

Somali

Anigu hadda ayaan akhrinayaa wargeyska .

English

Where are you (m) reading news paper?

Somali

Halkeed adigu ku akhrinaysaa wargeyska?

English

I am reading newspaper at my home.

Somali

Anigu waxaan ku akhrinayaa wargeyska gurigayga.

English

Why are you (m) reading news paper?

Somali

Maxaad adigu u akhrinaysaa wargeyska?

English

I am reading newspaper to know current affairs.

Somali

Anigu waxaan u akhrinaya wargeyska si aan u ogaado arrimaha jira.

English

Who are you (m) reading news paper with?

Somali

Ayaad la akhrisanaysaa wargeyska adigu?

English

I am reading news paper with my friends.

Somali

Anigu waxaan la akhrinayaa wargeyska saaxiibaday.

English

How are you (m) reading news paper?

Somali

Sidee baad u akhrinaysaa wargeyska adigu?

English

I am reading news paper slowly.

Somali

Anigu si deggan ayaan u akhrinayaa wargeyska.