Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read English phrases alongside Somali translations by topic.
I am getting up.
Anigu waan toosayaa.
I am praying to God.
Anigu Eebbe ayaan u tukanayaa.
I am washing my face.
Anigu wajiga ayaan maydhanayaa.
I am doing exercise.
Anigu jimicsi ayaan samaynayaa.
I am taking shower.
Anigu jidhkaan maydhanayaa.
I am eating breakfast.
Anigu waxaan cunayaa qureec.
I am listening to the radio.
Anigu idaacad ayaan dhegaysanayaa.
I am going to work.
Anigu shaqada ayaan tagayaa.
I am coming home.
Anigu guriga ayaan imanayaa.
I am making dinner.
Anigu waxaan karinayaa casho.
I am watching television.
Anigu waxaan daawanayaa muuq-baahiye.
I am going to bed/sleep.
Anigu waan seexanayaa.
I am washing my clothes.
Anigu dharkayga ayaan dhaqayaa.
I am cleaning my house.
Anigu waxaan nadiifinayaa gurigayga.