Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

12) Subject Pronouns + To be Past + Compliment (Positive)

Click to choose another topic
Amharic

እኔ አስተማሪ ነበርኩ፡፡

Somali

Anigu bare ayaan ahaa.

Amharic

እኛ አስተማሪዎች ነበርን፡፡

Somali

Innagu bareyaal ayaan ahayn.

Amharic

አንተ አስተማሪ ነበርክ፡፡

Somali

Adigu bare ayaad ahayd.

Amharic

አንቺ አስተማሪ ነበርሽ፡፡

Somali

Adigu bare ayaad ahayd.

Amharic

እሷ አስተማሪ ነበረች፡፡

Somali

Iyadu bare ayay ahayd.

Amharic

እናንተ አስተማሪዎች ነበራችሁ፡፡

Somali

Idinku bareyaal ayaad ahaydeen.

Amharic

እሱ አስተማሪ ነበረ/ር፡፡

Somali

Isagu bare ayuu ahaa.

Amharic

እነሱ አስተማሪዎች ነበሩ፡፡

Somali

Iyagu bareyaal ayay ahaayeen.