Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

143) Listen - Verb Form in Past Continuous - Negative Form

Click to choose another topic
Amharic

እኔ እያዳመጥኩ አልነበረም፡፡

Somali

Anigu maan dhageysanayn.

Amharic

እኛ እያዳመጥን አልነበረም፡፡

Somali

Innagu maynaan dhageysanayn.

Amharic

አንተ እያዳመጥክ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad dhageysanayn.

Amharic

አንቺ እያዳመጥሽ አልነበረም፡፡

Somali

Adigu maad dhageysanayn.

Amharic

እሷ እያዳመጠች አልነበረም፡፡

Somali

Iyadu may dhageysanayn.

Amharic

እናንተ እያዳመጣችሁ አልነበረም፡፡

Somali

Idinku maydaan dhageysanayn

Amharic

እሱ እያዳመጠ አልነበረም፡፡

Somali

Isagu muu dhageysanayn.

Amharic

እነሱ እያዳመጡ አልነበረም፡፡

Somali

Iyagu may dhageysanayn.