Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

250) Welfare Wishes

Click to choose another topic
Amharic

መልካም ቀን!

Somali

Maalintu ha kuu wacnaato!

Amharic

መልካም አዳር!

Somali

Habeenku ha kuu wacnaado!

Amharic

መልካም የዕረፍት ቀን!

Somali

Toddobadku ha kuu wacnaado!

Amharic

መልካም ሥራ!

Somali

Shaqo /wanaagsan/wacan!

Amharic

መልካም አዲስ ዓመት! / እንኳን ለአዲሱ ዓመት አደረሰህ/ አደረሰሽ/ አደረሳችሁ!

Somali

Sannad wanaagsan!

Amharic

እንኳን ደህና መጣህ/ መጣሽ/ መጣችሁ!

Somali

Soo dhawoow!

Amharic

እንኳን ደስአለህ!/ ደስአለሽ!/ ደሳላችሁ!

Somali

Hambalyo!

Amharic

አመሰግናለሁ!

Somali

Waad mhadsan tahay!

Amharic

መልካም ጉዞ!

Somali

Safar wanaagsan!

Amharic

መልካም የገና በዓል!

Somali

Ciid wanaagsan!

Amharic

እግዚአብሔር ካንተ/ቺ እናንተ ጋር ይሁን!

Somali

Eebbe garabkaaga ha galo!

Amharic

እግዚአብሔር ይባርክህ!/ሽ!/ይባከርካችሁ!

Somali

Eebbe ha kuu naxariisto!

Amharic

ጌታዬ ሆይ!

Somali

Alla! Ilaahayoow!

Amharic

አትጨነቅ!/ቂ!/ቁ!

Somali

Ha walwalin!

Amharic

ችግር የለም!

Somali

Dhib ma jiro!

Amharic

ናፍቀኸኛል!/ሽኛል!/ናፍቃችሁኛል!

Somali

Waan kuu xiisay!

Amharic

አዝናለሁ!

Somali

Waan ka xumahay!

Amharic

ይቅርታ!

Somali

Iga raali ahaw!

Amharic

ምንም አይደል

Somali

Dhib ma laha!

Amharic

ምን አገባኝ

Somali

Aniga ima khusayso!

Amharic

ምን ገዶኝ

Somali

Waxba igama galin!

Amharic

በዋናው ዋጋ

Somali

Qiimo badan!

Amharic

በተቻለው ሁሉ

Somali

Hadal iyo dhamaantii!

Amharic

በማንኛው ሁኔታ

Somali

Si kastaba ha ahaatee!

Amharic

በተቻለ ፍጥነት

Somali

Sida ugu dhakhsaha badan!

Amharic

እንዲሁም

Somali

Sidoo kale/Siiba!