Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

251) Talking about One Self

Click to choose another topic
Amharic

የእኔ ስም / ስሜ እያሱ ነው፡፡

Somali

Magacaygu waa Eyasu.

Amharic

ስሜ ህይወት ነው፡፡/ ህይወት እባላለሁ፡፡

Somali

Magacaygu waa Hiwot/ Anigu waxaan ahay Hewot.

Amharic

እድሜዬ ሃያ-አምስት ዓመት ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan jiraa 25 sano.

Amharic

እኔ የተወለድኩት ግንቦት 3፣ 1984 ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan dhashay May 3,1984 kii.

Amharic

የተወለድኩት በሆሣዕና ከተማ አጠገብ በአንዲት ትንሽ መንደር ውስጥ ነው ፡፡

Somali

Anigu waxaan ku dhashay tuulo yar oo u dhaw Hossana.

Amharic

ያደግኩት ሆሣዕና ከተማ ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ku koray Hossana.

Amharic

የተማርኩት ሆሣዕና ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan dugsiga ka billaabay Hossana.

Amharic

ከአምስት ዓመት በፊት ቤተሰቦቼ ወደ አዲስ አበባ ሄዱ፡፡

Somali

Qoyskaygu waxay u guureen Addis Ababa shan sano kahor.

Amharic

አባቴ ገበሬ ነጋዴ/ ሾፌር/ ኪም/አስተማሪ ነው፡፡

Somali

Aabbahay waxa uu ahaa beeralay (ganacsade, dirawal, dhakhtar, bare).

Amharic

እናቴ ነርስ/ጋዜጠኛ/ልብስ ሰፊ/ጸሐፊ/መሀንዲስ ነች፡፡

Somali

Hooyaday waa kalkaaliso caafimaad ( Saxafiyad, dawaarle, xoghayn, injineerad).

Amharic

ታናሽ ወንድም አለኝ፡፡ ስሙም ኢያሱ ነው፡፡

Somali

Waxaan leeyahay walaal iga yar. Magaciisu waa Eyasu.

Amharic

ወንድም አለኝ፣ ስሙም ይልማ ይባላል፡፡

Somali

Waxaan leeyehey walaal. Magaciisu waa Yilma.

Amharic

የሁለት ዓመት ታላቄ ነው፡፡

Somali

Wuxuu iga wayn yahay laba sano.

Amharic

ታናሽ እህቴ ሰላም ትባላለች፡፡ እሷም ተማሪ ናት፡፡

Somali

Walaashayda iga yar waa Selam. Iyadu waa ardayad.

Amharic

አላገባሁም፡፡

Somali

Anigu ma guursanin.

Amharic

አግብቻለሁ፡፡ ቤተሰብም አለኝ፡፡

Somali

Anigu waan guursaday. Anigu waxaan leeyahay xaas.

Amharic

ሁለት ልጆች አሉኝ፣ እንድ ወንድ እና አንድ ሴት፡፡

Somali

Anigu waxaan leeyahay laba caruur ah, wiil iyo gabadh.

Amharic

የአሥራ አምስት እና የዘጠኝ ዓመት ሁለት ወንድ ልጆች አሉኝ።

Somali

Anigu waxaan leeyahay labo wiil oo shan iyo toban iyo sagaal jir kala ah.

Amharic

ሴት ልጄ ሁለት ዓመቷ ነው፡፡

Somali

Gabadhaydu waxay jirtaa labo sano.

Amharic

እኛ የምንኖረው በጋራ መኖሪያ ቤት ነው፡፡

Somali

Innagu waxaan ku nool nahay guryo-wadareed.

Amharic

እኛ የምንኖረው ትልቅ መናፈሻ አተገብ ነው፡፡

Somali

Innagu waxaan ku nool nahay meel u dhaw seere wayn.

Amharic

አድራሻዬ ፒያሳ ነው::

Somali

Waxaa la iga helaa Piyazza.

Amharic

እኔ ከጓደኞቼ ጋር ማንበብ እና የእግር ጉዞ እወዳለሁ፡፡

Somali

Anigu waan jeclahay inaan wax akhristo, saaxiibadayna la socdo.

Amharic

እኔ የቅርጫት ኳስ እና የድሮ ፊልሞችን እወዳለሁ::

Somali

Anigu waxaan jeclahay kubbadda kolayga iyo filimaanta qaddiimiga ah.

Amharic

በትርፍ ጊዜዬ ፎቶግራፍ አነሳለሁ፡፡

Somali

Balwadaydu waa sawirrada.

Amharic

በትርፍ ጊዜዬ ወፎችን ፎቶግራፍ አነሳለሁ፡፡

Somali

Waxaan ka helaa inaan sawirro ka qaado shimbiraha.

Amharic

ባለቤቴ መጓዝ ትወዳለች፡፡

Somali

Xaaskaygu waxay jeceshahay safarka/socdaalka.

Amharic

እሷ የተለያዩ አገሮችን ሳንቲሞች መሰብሰብ ትወዳለች፡፡

Somali

Iyadu waxay jeceshahay inay soo urursato qadaadiicda waddamo kala duwan.

Amharic

ባለቤቴ ምግብ መሥራት ይወዳል፡፡

Somali

Saygaygu wuxuu jecelyahay inuu wax kariyo.

Amharic

በሙዚቃ መሳሪያዎች የተቀነባበሩ ዘፈኖችን መስማት አንወዳለን፡፡

Somali

Innagu waxaynu jecelnahay muusiga deggan/qadiimiga ah.

Amharic

ምን ትሠራለህ?/ ትሠሪያለሽ?/ ትሠራላችሁ?

Somali

Maxaad adigu qabataa?

Amharic

ምን አይነት ሥራ ትሰራለህ? ትሰሪያለሽ? ትሰራላችሁ?

Somali

Ganacsi noocee ah ayaad ka shaqaysaa?

Amharic

እኔ መሃንዲስ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan ahay injineer.

Amharic

እኔ የሽያጭ ሥራ አስኪያጅ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan ahay maareeyaha iibka.

Amharic

እኔ የቢሮ ጸሐፊ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan ahay xoghaye.

Amharic

እኔ የቤተ-መጻሕፍት ባለሙያ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan ka shaqeeyaa maktabada.

Amharic

እኔ የምሠራው ባንክ ቤት ነው፡፡ አንተስ/አንቺስ/ እናንተስ?

Somali

Anigu waxaan ka shaqeeyaa bangi. Adiguna?

Amharic

እኔ የምሠራው በሸቀጣሸቀጥ መደብር ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ka shaqeeyaa waaxda kaydka.

Amharic

እኔ የምሠራው በምግብ ቤት ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ka shaqeeyaa maqaaxida cuntada.

Amharic

ሥራዬ ማስተማር ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ku shaqeeyaa barenimo.

Amharic

እኔ የምሠራው ጋዜጣ ላይ ነው፡፡

Somali

Waxaan u shaqeeyaa wargeyska.

Amharic

እኔ የምሠራው ኮምፒውተር ላይ ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ahay xirfadle kombuyuutar (kasjil).

Amharic

እኔ የምሠራው ማስታወቂያ ላይ ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ka shaqeeyaa xayaysiiska.

Amharic

እኔ የምሠራው ቤቶች ግንባታ ላይ ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ku noolahay guri-wadareed.

Amharic

ትማራለህ?/ትማሪያለሽ? ወይስ ትሰራለህ?/ተሰሪያለሽ?

Somali

Ma waxbaad barataa adigu mise waad shaqaysaa?

Amharic

የዋቸሞ ዩኒቨርሲቲ ተማሪ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan arday ka ahay Jaamacadda Wachemo.

Amharic

በዋቸሞ ዩኒቨርሲቲ የሥነ-ማህበረሰብ ትምህርት ክፍል ተማሪ ነኝ፡፡

Somali

Anigu waxaan arday ka ahay Jaamacadda Wachemo, waaxda cilmiga bulshada.