Choose the language you know and the language you want to learn before opening this section.
Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.
ስንት ናችሁ?
Immisa ayaad tihiin?
አምስት ነን፡፡
Waxaan nahay shan.
የአባትህ ስም ማን ነው?
Aabbahaa magacii?
የአባቴ ስም አቶ ፒተር ይባላል፡፡
Aabbahay magaciisu waa Mr. Peter.
የአባትህ ሥራ ምንድን ነው?
Muxuu aabbahaa ka shaqeeyaa?
አባቴ ገበሬ ነው፡፡
Aabbahay waa beeraley.
ወንድሞችና እህቶች አሉህ?/አሉሽ/አላችሁ?
Ma leedahay walaalo wiilal iyo gabdho ah?
አዎ፤ አሉኝ፡፡
Haa, waan leeyahay.
ስንት ወንድሞች አሉህ?አሉሽ/አላችሁ?
Immisa wiil ayaad walaalo tihiin?
አራት ወንድሞች አሉኝ፡፡
Waxaan walaalo nahay afar wiil.
ታላቆችህ ናቸው ወይስ ታናናሾችህ?
Miyey kaa waaweyn yihiin mise way kaa yaryar yihiin?
ታናሾቼ ናቸው፡፡
Way iga yaryar yihiin.
የወንድምህ/የወንድምሽ/ የወንድማችሁ እድሜ ስንት ነው?
Waa immisa jir walaalkaa?
ሰላሳ አመቱ ነው፡፡
Isagu wuxuu jiraa 30 sano.
አግብቷል?
Miyuu guursaday isagu?
አዎ፤ አግብቷል፡፡
Haa, wuu guursaday isagu .
ልጆች አሉት?
Miyuu carruur leeyahay isagu?
አዎ፤ ልጆች አሉት፡፡
Haa, carruur wuu leeyahay isagu.
ስንት ልጆች አሉት?
Immisa carruura ayuu leeyahay isagu?
ሶስት ልጆች አሉት፡፡
Isagu wuxuu leeyahay seddex carruur ah.
የወንድምህ/ የእህትህ ልጅ ስሙ ማን ነው?
Magacii wiilka aad abtiga/adeerka u tahay?
የወንድሜ ልጅ ስም አበበ ነው፡፡
Wiilka aan adeerka/abtiga u ahay magaciisu waa Abeba..
እየተማረ ነው?
Miyuu aadaa dugsiga isagu?
አዎ፤ እየተማረ ነው፡፡
Haa, isagu wuu aadaa dugsiga.
ስንተኛ ክፍል ነው?
Fasalkee buu dhigtaa isagu?
አራተኛ ክፍል ነው፡፡
Wuxuu dhigtaa fasalka afraad isagu.