Amharic ሳሎን፣ መኝታ ቤት፣ ኩሽና እና ገላ መታጠቢያ ናቸው፡፡ Somali Waxay kala yihiin qolka fadhiga, qolka jiifka, madbakha/jikada iyo qolka maydhiga.
Amharic ቴሌቪዥን፣ ሙዚቃ ማጫወቻ እና ማቀዝቀዣ አለኝ፡፡ Somali Waxaa ii yaalla muuq-baahiye, sameecad (rikoodh), iyo qaboojiye, iwm.
Amharic መታጠቢያ ክፍልህ ውስጥ ውሃ ማሞቅያ አለ? Somali Miyuu leeyahay aaladda (agabka) biyaha diirisa qolkaaga maydhashadu ?