Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

254) Talking about Neighbourhood

Click to choose another topic
Amharic

የት ነው የምትኖረው?

Somali

Xaggeed ku nooshahay?

Amharic

እኔ የምኖረው ፒያሳ ነው፡፡

Somali

Waxaan ku noolahay Piassa/piazza.

Amharic

ምን ያህል ትልቅ ነው?

Somali

Intee ayay la'egtahay?

Amharic

መካከለኛ ነው፡፡

Somali

Waa dhex-dhexaad.

Amharic

ሰፈርህ ምን ይመስላል?

Somali

Siday u egtahay xaafaddiinu?

Amharic

ቆንጆ ነው፡፡

Somali

Way qurux badan tahay.

Amharic

በሰፈርህ  ምን ዓይነት ሰዎች ይኖራሉ?

Somali

Dad noocee ah ayaa ku nool xaafaddiina?

Amharic

አብዛኛዎቹ ነጋዴዎች ሲሆኑ ጥቂቶቹ ደግሞ ተቀጣሪዎች ናቸው፡፡

Somali

Badankoodu waa ganacsato halka inyar oo kamid ah ay yihiin shaqaale.

Amharic

የመንገዶች ሁኔታ ምን ይመስላል?

Somali

Waa sidee waddooyinku?

Amharic

መንገዶቹ ጥሩ ናቸው፡፡

Somali

Waddooyinku way fiican yihiin.

Amharic

በሰፈርህ ብዙ ዛፎች አሉ?

Somali

Ma geedo badan ayaa ku yaalla xaafaddiina?

Amharic

አዎ፣ ብዙ ዛፎች አሉ፡፡

Somali

Haa, waxaa ku yaalla geedo badan.

Amharic

በሰፈርህ የመጫወቻ ስፍራ አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu meel lagu ciyaaro?

Amharic

አይ፣ የመጫወቻ ስፍራ የለም፡፡

Somali

Maya, ma laha meel lagu ciyaaro.

Amharic

በሰፈርህ ምን ያህል ሱቆች አሉ?

Somali

Immisa tukaan ayaa ku yaalla xaafaddiina?

Amharic

አስር ሱቆች አሉ፡፡

Somali

Waxaa ku yaalla toban tukaan.

Amharic

በሰፈርህ መናፈሻ ቦታ አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu beerta dalxiiska?

Amharic

አይ፣ መናፈሻ ቦታ የለም፡፡

Somali

Maya, malaha beerta dalxiiska.

Amharic

በሰፈርህ የፍራፍሬና አታክልት  መሸጫ  አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu booshari?

Amharic

አዎ፣ የፍራፍሬና አታክልት መሸጫ  አለ፡፡

Somali

Haa, way leedahay booshari.

Amharic

በሰፈርህ የገበያ ማዕከል አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu goob tukaamaysi?

Amharic

አይ፣ የገበያ ማዕከል የለም፡፡

Somali

Maya, ma laha goob tukaamaysi.

Amharic

በሰፈርህ የቪዲዮ ማሳያ አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu goob wax lagu daawado?

Amharic

አዎ ፣ የቪዲዮ ማሳያ አለ፡፡

Somali

Haa, way leedahay goob wax lagu daawado.

Amharic

በሰፈርህ መድኃኒት ቤት አለ?

Somali

Ma leedahay xaafaddiinu dukaanka daawada?

Amharic

አዎ ፣ መድኃኒት ቤት አለ፡፡

Somali

Haa, way leedahay dukaanka daawada.

Amharic

በሰፈርህ የስርቆት ችግር አለ?

Somali

Miyay ka jiraan xaafaddiina dhibaatooyin xatooyo?

Amharic

አይ፣ የስርቆት ችግር የለም፡፡

Somali

Maya, ma jirto dhibaato xatooyo.

Amharic

በሰፈርህ ብዙ ጊዜ መብራት ይጠፋል?

Somali

Ma ka tag tagaa laydhku xaafaddiina?

Amharic

አዎ፣ ብዙ ጊዜ መብራት ይጠፋል፡፡

Somali

Haa, laydhku wuu ka tag tagaa.

Amharic

በሰፈርህ የቧንቧ ውኃ አለ?

Somali

Miyey leedahay xaafaddiinu adeegga biyaha?

Amharic

አዎ ፣ የቧንቧ ውኃ አለ፡፡

Somali

Haa, way leedahay adeegga biyaha.

Amharic

ሰፈርህ ሰላም ነው?

Somali

Ma ammaan baa xaafaddiinu?

Amharic

አይ፣ ሰፈሬ ብዙም ሰላም አይደለም፡፡

Somali

Maya, aad ammaan uma aha.

Amharic

በሰፈርህ ስንት ትምህርት ቤቶች አሉ?

Somali

Immisa dugsi ayey leedahay xaafaddiinu?

Amharic

አንድ ትምህርት ቤት ብቻ አለ፡፡

Somali

Waxay leedahay hal dugsi.

Amharic

መናኻሪያው ከሰፈርህ ምን ያህል ይርቃል?

Somali

Intee ayay u jirtaa xaafaddiinu istaanka basaska?

Amharic

ለሰፈሬ በጣም ቅርብ ነው፡፡

Somali

Aad ayay ugu dhawdahay.

Amharic

ሰፈርክን ትወደዋለህ?

Somali

Ma jeceshahay xaafaddiina?

Amharic

አዎ፣ እወደዋለሁ፡፡

Somali

Haa, waan jeclahay.