Speak with the hearts

Learn Somali

Read Amharic phrases alongside Somali translations by topic.

Current topic

255) Talking about Town

Click to choose another topic
Amharic

የት ነው የምትኖረው?

Somali

Xaggeed ku nooshahay adigu?

Amharic

እኔ የምኖረው ሚዛን ተፈሪ ነው፡፡

Somali

Anigu waxaan ku noolahay Mizan Teferi.

Amharic

የት ነው የሚግኘው?

Somali

Xaggey ku taallaa iyadu?

Amharic

በደቡብ ምዕራብ ኢትዮጵያ ይገኛል፡፡

Somali

Waxay ku taallaa Koonfurta galbeed ee Itoobiya.

Amharic

ከተማህ ምን ያህል ሰፊ ነው?

Somali

Intee ayay la'egtahay magaaladiinnu?

Amharic

ትልቅ ነው፡፡

Somali

Way wayn tahay.

Amharic

ምን አይነት ሰዎች ይኖራሉ?

Somali

Dad noocee ah ayaa ku nool halkaas?

Amharic

አብዛኛዎቹ ነጋዴዎች ሲሆኑ ጥቂቶቹ ደግሞ አስተማሪዎች ናቸው፡፡

Somali

Badankoodu waa ganacsato, qayb yar oo ka mid ahna waa bareyaal.

Amharic

የሰዎቹ ባህሪ እንዴት ናቸው?

Somali

Waa dad sidee ah?

Amharic

ሰዎቹ ጥሩ ናቸው፡፡

Somali

Waa dad wanaagsan.

Amharic

የአየር ፀባዩ እንዴት ነው?

Somali

Waa sidee cimiladu?

Amharic

ተስማሚ ነው፡፡

Somali

Way wanaagsan tahay (dhexdhexaad)

Amharic

ክረምቱ እንዴት ነው?

Somali

Ka warran Xagaaga?

Amharic

ጥሩ ነው፡፡

Somali

Waa caadi.

Amharic

ክረምቱ በጣም ይበርዳል?

Somali

Ma aad buu u qabaw yahay xagaagu?

Amharic

አይ፣ በጣም ይበርዳል፡፡

Somali

Maya, aad uma qabooba.

Amharic

የትኛውን ወቅት ትወዳለህ?

Somali

Xilligee ayaad adigu jeceshshay?

Amharic

ክረምት ደስ ይለኛል፡፡

Somali

Waxaan jeclahay xilliga Xagaaga.

Amharic

ከተማህ በምን ይታወቃል?

Somali

Maxay caan ku tahay magaaladiinnu?

Amharic

በፍራፍሬና በአትክልት ይታወቃል፡፡

Somali

Waxay caan ku tahay midhaha iyo khudaarta.

Amharic

የመንገዶቹ ሁኔታ እንዴት ነው?

Somali

Ka warran jidadka?

Amharic

መጥፎ እና የተቦረቦሩ ናቸው፡፡

Somali

Waa jidad xun oo godad badan leh.

Amharic

ህንፃዎቹ እንዴት ናቸው?

Somali

Waa sidee dhismayaashu?

Amharic

ባህላዊ ናቸው፡፡

Somali

Waa kuwo qaddiimi ah.

Amharic

ቤት የማግኘት ችግር አለብህ?

Somali

Ma jiraan dhibaatooyin dhanka guryaha ah?

Amharic

አዎ፣ አለብኝ፡፡

Somali

Haa.

Amharic

የቤት ኪራይ ዋጋ እንዴት ነው?

Somali

Waa sidee kiradu?

Amharic

ርካሽ ነው፡፡

Somali

Waa raqiis/way jabanyihiin.

Amharic

ምን አይነት ችግሮች አሉባችሁ?

Somali

Dhibaatooyin noocee ah ayaa idin haysta?

Amharic

የመብራት፣ የውሃ እና የስርቆት ችግሮች አሉብን፡፡

Somali

Waxaa jira dhibaatooyinka tag-tagitaanka korontada, biyaha iyo xatooyo.

Amharic

በአካባቢህ ዩኒቨርስቲ አለ?

Somali

Miyay leedahay jaamacad ?

Amharic

አዎ፣ አለ፡፡

Somali

Haa, way leedahay.

Amharic

መናፈሻ ቦታዎች አሉ?

Somali

Miyay leedahay goobo nasasho?

Amharic

አይ፣ አንድ ብቻ መናፈሻ አለ፡፡

Somali

Maya, waxay leedahay hal goob oo kaliya.

Amharic

የህክምና አገልግሎቶች እንዴት ናቸው?

Somali

Waa sidee adeegyada caafimaadku?

Amharic

ጥሩ ናቸው፡፡

Somali

Way fiican yihiin.

Amharic

ብዙ ሀኪም ቤቶች አሉ?

Somali

Ma leedihiin isbitaallo badan?

Amharic

አይ፣ ብዙ ሀኪም ቤቶች የሉም፡፡

Somali

maya, ma lihin isbitaallo badan.

Amharic

ምን ዓይነት መጓጓዣ አለ?

Somali

Waa maxay nooca gaadiidku?

Amharic

አውቶብሶች

Somali

Waa basas.

Amharic

ከተማህን ትወደዋለህ?

Somali

Ma jeceshahay magaaladaada?

Amharic

አዎ፣ ከተማዬን እወደዋለሁ፡፡

Somali

Haa, waan jeclahay magaaladayda.